Maxaa ka jira in Maraykanku uu si qarsoodi ah u gurto kheyraadka Somalia?

Hoggaamiyihii hore ee aqlabiyadda Baarlamanka Kenya Faarax Macallin ayaa ku eedeeyey Mareykanka inuu si qarsoodi ah u xado kheyraadka Soomaaliya. Faarax Macallin ayaa intaa ku daray in habeen kasta marka la gaaro 3:00am ama Sagaal saac habeennimo ay Dayuurado waaweyn oo uu Mareykanka leeyahay ka baxaan Muqdisho, kuwaasoo aada Garoonka Balli-doogle ee gobolka Shabeellaha hoose … Continue reading Maxaa ka jira in Maraykanku uu si qarsoodi ah u gurto kheyraadka Somalia?